Posts

Celebrating a Remarkable Achievement. Dr. Nimo Abdiqadir

Image
In a momentous stride towards her lifelong dream, my sister Dr Nimo Abdiqadir has achieved a remarkable milestone – she is now a doctor. This achievement isn't just a testament to her dedication, but also a source of immense pride and joy for our entire family. The path to becoming a doctor is an arduous one, filled with countless hours of study, sleepless nights, and unyielding determination. Throughout this journey, Dr. Nimo Abdiqadir demonstrated an unwavering commitment to her chosen path. Her passion for medicine, coupled with her unrelenting work ethic, propelled her forward. I vividly remember the countless occasions where she had to sacrifice leisure time, family gatherings, and holidays to focus on her studies. Her resilience in the face of adversity serves as an inspiration to us all. She showed us that with grit and perseverance, one can conquer even the most challenging of dreams. Today, as we celebrate her achievement, we also celebrate the comp...

𝗙𝗜𝗥𝗦𝗧 𝗗𝗔𝗬 𝗜𝗡 𝗦𝗖𝗛𝗢𝗢𝗟 🏫

Image
Umul kheyr and Zuheyb Hello everyone!  I am excited to share that today is my children's first day of school! My little ones have grown so much and I cannot wait to see what this year holds for them.  As a parent, this day is bittersweet because it means my babies are growing up, but I am also filled with joy and pride as they embark on this new journey.  I want to take a moment to thank the teachers and staff at the school who have worked hard to make sure this year runs as smoothly as possible. I know that there are many challenges this year, but I appreciate all that you do to keep our children safe and educated.  To all the parents out there who are sending their children to school for the first time, or even if it's just another year, I wish you all the best. Let's continue to support each other and our children in every way possible. 

𝐘𝐨𝐮𝐫 𝐛𝐫𝐢𝐠𝐡𝐭 𝐬𝐦𝐢𝐥𝐞 𝐥𝐢𝐠𝐡𝐭𝐬 𝐮𝐩 𝐦𝐲 𝐰𝐨𝐫𝐥𝐝

Image
My precious little boy. You are growing up so fast, and each passing day I am amazed by the incredible person you are becoming. First and foremost, I want you to know how immensely proud I am of you. Your curious nature and eagerness to learn about the world around you never cease to amaze me. Your enthusiasm for life is contagious, and it reminds me to find joy in the simplest of things. Your bright smile lights up my world, and your laughter is music to my ears. I want you to remember that you are capable of achieving anything you set your mind to. Life may present challenges along the way, but I have full confidence in your strength and resilience. Embrace every opportunity that comes your way and never be afraid to dream big. Remember, it's not about how many times you fall; it's about how many times you rise again. Never forget that you are never alone. You have a family who loves you unconditionally. We will always be here to support you, to listen...

𝗔𝗹𝗹𝗼𝘄 𝗶𝗴𝘂 𝗮𝗿𝘇𝗮𝗮𝗾 𝗯𝗮𝗮𝗿𝗶𝗻𝗶𝗺𝗮𝗱𝗶 𝗨𝗪𝗘𝗬𝗦 𝗔𝗟 𝗤𝗔𝗥𝗡𝗜

Image
Suleiman, Siham iyo Hooyo UWEYS AL QARNI Uweys Al Qarni waxu aha nin taabici ah oo ku noolaa wadanka Yaman, Waxa u ahaa nin hooyadii baari u ah, waxa uuna sama-falka hooyadiis ku helay inuu noqdo qof ducada laga aqbalo. Sama-falka hooyadiis ayana ka joojisay inuu Rasuulka (scw) u yimaado. Uweys waxa ku dhacay xanuunka baraska, kadibna Allah ayu baryay ''Allow xanuunka iga kor qaad"  Allah na waa uu ka aqbalay ducadas. in yar oo dirham la saari karo aya ku soo hartay. Rasuulka (scw) Cumar Binu Khadaab ayuu kula sii dardaarmay inuu ka duceysto Uweys. haddii uu la kulmana ka dalbado inuu Allah u weydiiyo "Dambi dhaaf" Uweys darajadas waxu ku gaaray baarinimada hooyadiis.  Uweys waxu aha nin saalix aan dadka laga dhex aqoon. Cumar Binu Khadaab Allah aya u qadaray. Uweys way wada kulmeen, Allana dambi dhaaf u weydiiyay. Uweys marki la ogaaday magaaladi Kuufa oo uu dagana ayuu dhinac oga baxay dib dambana looma arag. Dulucda Qisada -- Qofkii raba liibaan ad...

𝗗𝗛𝗜𝗕𝗔𝗔𝗧𝗔𝗗𝗜𝗜 𝗥𝗘𝗘𝗥 𝗗𝗔𝗔'𝗜𝗙 𝗨 𝗚𝗘𝗬𝗦𝗧𝗘𝗘𝗡 𝗥𝗔𝗦𝗨𝗨𝗟𝗞𝗔 (𝗦.𝗖.𝗪)

Image
Rasuulka SCW iyo asxaabtiisu markay Makka dacwadii ka soo wadeen 10 sano, juhdi nooc walba ahna ku bixiyeen, shacabkii reer Makkana wax yar maahee ay ka wada hor yimaaddeen islaamkii, Nabiga SCW iyo asxaabtiisiina ay Makka ka noqdeen tuke cambaar leh, ayaa Rasuulku SCW wuxuu ku dhaqaaqay tallaabo kale oo ah in uu dacwadii gaarsiiyo magaalooyinka kale ee Makka u dhowaa oo laga yaabi karey iney islaamka qaataan, taasoo ah arrinta had iyo jeer lagu yaqaanno qofka daaciga ah inuusan quusan haddii irrid ka xiranto irrid kale uu garaaco, haddii ay meel dacwadii iyo xaqii diiddana ay meel kale qaadato. Sidaa darteed Rasuulka SCW wuxuu aaday Daa'if oo Makka u jirta 60 mayl isagoo uu la socdo seyd binu Xaarith wuxuuna doonayey inuu dacwada gaarsiiyo shacabka reer Daa'if. Rasuulka SCW intuu dhexda sii socday qabiil kasta oo uu sii maro wuxuu ugu yeerayey islaamka hase yeeshee cidna ma ajiibin. Markuu gaaray magaaladii Daa'if wuxuu ugu horreyntiiba u tegey madaxdii reer Daa'if rag...

𝗜𝘀 𝘅𝗶𝘀𝗮𝗮𝗯𝗶 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗻 𝗔𝗟𝗟𝗔𝗛 𝗦𝗪𝗧 𝗸𝘂 𝘅𝗶𝘀𝗮𝗮𝗯𝗶𝗻. 𝗤𝗶𝘀𝗼....

Image
Nin dhalinyaro ah ayaa waxa uu yimi aaska saaxiibkii, kadibna isagii oo kor taagan qabrigii saaxiibkii ayaa waxaa su’aal waydiiyay nin shiikh ahaa oo ay isgaranayeen su’aashuna waxa ay ahayd. Hadii saaxiibkaa uu Alle ( swt) dib u soo nooleeyo maxay kula tahay in uu samayn lahaa ? Kadibna ninkii dhalainyarada ahaa waxa uu ugu jawaabay : ”Waxa ay ila’ tahay waxa uu isku dayi lahaa inuu soo qaleeyo salaadihii uu katagi jiray, Waxa uu isku dayi lahaa in uu dib u barto quraanki labaray ee uu dayacay, Waxa uu isku dayi lahaa inuu soo qaleey wixii soon ahaa ee lagu lahaa oo cudurdaar la’aanta uga tagay, Waxa uu isku dayi lahaa inuu hagaajiyo xidhiidhka ka dhaxeeya isaga iyo rabbigii ” Intaa kadib Ninkii shiikha ahaa waxa uu ku yidhi wiilki dhalinyarada ahaa : ” Waxa ay ila tahay wanaaga aad soo sheegtay dhammaan adiga ayaa fursad u haysta in aad samayso waayo saaxiibkaa marnaba ma soo laabanayo si’ uu u hagaajiyo wixii uu ka tagay balse maanta adigaa haysta jaanis aad ...

𝐌𝐚𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐪𝐚𝐚𝐧𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐚𝐚𝐛𝐢𝐠𝐢 𝐬𝐡𝐢𝐧𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐝𝐢𝐟𝐚𝐚𝐜𝐝𝐚𝐲

Image
Saxaabiga Caasim ibnu Thaabit oo ahaa nin reer ansaareed ah, wuxuu ka qaybgalay dagaalkii Badar iyo Uxudba. Dagaalkii Uxud wuxuu ku dilay laba wiil oo walaalo ahaa oo uu dhalay ninka la dhaho Dalxa ibnu Dalxa. Labada wiil hooyadeed oo ahayd reer Makkah ayaa nadar ku gashay inay u aargudo wiilasheeda, waxayna ku nadartay in madaxa Caasim ibnu Thaabit ku cabto khamiriga, cidii u keenta madixiisana ay siinayso boqol halaad oo geela. Sanadkii afaraad ee hijriyada waxa usoo wafdiyey nabiga scw koox kamida qabiilka Cudal iyo Qaara, waxayna kooxdani nabiga u sheegeen in qabiilkooda dad ka islaameen oo ayna u baahanyihiin dad saxaabada ah oo soo bara diinta Islaamka. Nabigu scw kooxdaas wuxuu ku daray toban nin oo uu hogaaminayo Caasim ibnu Thaamit oo uuna ku jiro Khubaab ibnu Cadiyy. Saxaabadii iyo kooxdii way is raaceen, markii ay gaadheen deegaanka Rajiix ayey kooxdii lasocotay saxaabadu ay umaleegta saxaabada shirqool waxayna u habarwacdeen qabiiladoodii, kadibna saxaabadii aya...

𝐀𝐒𝐓𝐀𝐀𝐌𝐀𝐇𝐀 𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐐𝐈𝐘𝐀𝐀𝐌𝐀𝐇𝐀 𝐋𝐀𝐆𝐔 𝐆𝐀𝐑𝐓𝐎

Image
Cabdillaahi Ibnu Cabbaas (RC) Wuxuu yidhi: Nebi Muxammed (NNKH) markii uu dhamaystay Xajkiisii ugu dambeeyey oo ku beegnayd sannaddii 10aad ee Hijriyada ayuu hor istaagey Irridda laga galo Kacbada barakeysan isagoo gacanta ku haya Furihii Albaabkaas, Isla markaana wuxuu Asxaabtii ku ydhi:- MA IDIIN SHEEGAA ASTAAMAHA MAALINTA QIYAAMAHA LAGU GARTO? Salmaan Faarisi oo ka mid ah ahaa Asxaabta isla markaana taagnaa meel u dhow nebiga CSW ayaa yidhi:- Haa Yaa Rasuulu Allah CSW noo sheeg' Rasuulka ayaa markaa yidhi:- ' Xaqiiqo ahaan, Astaamaha lagu garto inay soo dhowaatey saacaddii Qiyaame waxaa ka mid ah:-   Inay dadku Salaadda dhayalsadaan ama ay sahashadaan ama ay fududaystaan. Dadku waxay u hoggaansami doonaan hawadooda ama shahwaadkooda ama waxa ay naftoodu jeceshahay. Waxay ku dadaali doonaan inay naftooda uun u roonaadaan, Waxayna aad u xushmayn doonaan dadka maalqabeenka ah. Waxay iibsan doonaan diintooda iyagoo ku bedelanaya aduunyo. Waqtigaasi la joogo ruuxa iyo...

Tiktok : Hoyga Burburka Dhaqanka Soomaalida

Image
Barta Xidhiidhka Bulshada ee “TikTok” waxa ay ka mid tahay baraha Bulshada ee sida weyn ugu fiday bulshooyinka adduunak oo dhan, gaar ahaanna ay dhallinyarada iyo da’da dhexe ee Soomaalidu aadka ugu waasheen muddooyinkii dambe. Waa bar-bulsheed oo xawaare ku socota marka la eego sida ay maalin walba kumannaan kun oo qof ugu soo biirayaan uguna adeegsanayaan illaa uu noqday kan xawaaraha ugu sarreeya ku socda marka la barbar dhigo isticmaalka baraha Bulshada ee kale. Inkasta oo aanay jirin daraasad rasmi ah oo ballaadhan oo lagu sameeyey dhibka dhaqan ee uu ku hayo Bulshada Soomaaliyeed haddana waxa la isku waafaqsan yahay in uu Tiktok noqday kan ugu liita uguna xun ee saamaynta taban ku yeeshay anshaxa dhaqanka, dadnimada, xaaladda nafsiyeed ee qofka iyo guud ahaan burburka damiirka qofka kaasoo ka gudbaya qof una gudbaya Bulsho illaa qaran. Mawduucan waxa aan ku faahfaahin doonaa 11 arrimood oo Application-ka Tiktok ku burburinayo hab nololeedka qofka Soomaaliga ah, dhaqan...

𝗧𝗵𝗮𝗻𝗸 𝘆𝗼𝘂 𝗹𝗲𝘁𝘁𝗲𝗿 ✉️ 𝘁𝗼 𝗺𝘆 𝘀𝗶𝘀𝘁𝗲𝗿

Image
Dear Sister, Malyun Abdi I just wanted to take a moment to express my heartfelt appreciation for everything you have done for me during this difficult time. Your unwavering support, love, and care have been a much-needed source of comfort and strength. Your selflessness and willingness to do everything in your power to help me recover have not gone unnoticed. From preparing meals to being a listening ear, you have gone above and beyond to make sure that I am comfortable and well taken care of. I truly cannot thank you enough for being my rock, my ally, and my confidante. You have been there for me every step of the way, and I am truly grateful for your unwavering devotion. Please accept my sincere thanks and gratitude for all that you have done for me during this critical time. I cherish your love and support beyond measure, and I cannot find adequate words to express my appreciation. With love and thanks, Mohamed Abdi 

AHMIYADDA CIBAADADA SALAADDA

Image
Salaadda  waxay ka mid tahay guud ahaan marka laga hadlayo cibaadada kuwa ugu muhiimsan, waana marka laga eegayo aragtida islaamka. Waxaa salaadda lagu soo waajib yeelay samada ama cirka, waxayna ahayd habeenkii Nebi Muaxammad (scw) la dheelminayay, iyadoo lambarka koowaad ka gashay cibaadadii kale ee tiirarka islaamka. Sababta loogu beegay waajibinta salaadda cirka ama samada ayaa ka tusinaysa ahmiyad goonni ah oo ay wadato salaadda.  Madaxda xukuumadaha maanta dunida kajira, markay soo korodho xaalad degdeg ah oo aad u muhiim ah, waxay durbadiiba u yeertaan danjirayaashooda/safiiradooda. Tani waa tan uu bini aadamku si fudud u fahmikaro, ee aan eegno dheelmidii nebi Muxamad. Nebi Muxammad (scw)maadaama uu yahay safiirkii ummadda islaamka, ayuu Eebbe (sw) ugu yeeray arrin degdeg ah, aadna muhiim u ah, kadib markii loo dheelmay xagga samada, si uu si toos ahaaneed ula soo hadlo Rabbigii sarreeyay, ayna uga wada hadlaan arrinta ku saabsan waajibinta salaadda ee ummadda islaamka...

Robert Mugabe iyo Hadaladiisii

Image
1. Waxaan La hadlayaa Dumarka Iyagoo Laqabo Sawirada Qurxoon Soo Dhigaya Facebook, My sister  Waligaa ma Aragtay Alaab La iibsaday oo Laxayay siinaayo? 2. Haddii Dawladu Make-up ka ay  Mamnuuci Lahayd, Carruur badan Ma aysan Aqoonsadeen Hooyadood. 3. Haddii aad rabtid in aad Ogaatid Dhibaatada ay Leedahay Halka Xaas, Moobeelkaaga Dhamaan Heesaha ku jira Iska Tir-tir (dalete), Marka laga reebo hal Hees, Heestaas Mar Walba Dhageyso, Ma u Heli Lahayd Wax Xiiso ah Dhegaysiga Heestaas? 4. Guurku Waa wax Ragga u Macaan, Guriga ayaad soo Gashay, Cuntadii baad Sugtay, Waa Laguu keenay, Waad Cuntay, Kadib Qoftii Cuntada Kuu Keentay ayaad Cunaysaa. 5. Africa Haddaad Aragto Nin iyo Xaaskiisa oo Guriga Banaankiisa Fiidkii Ku Laydhsanaaya ha Moodin Romantic waa Laba Mid uun 1. Korantada Ayaa Ka Maqan Guiga. 2. Alaabta Guriga Ayay iskaga Buufiyeen Sun. 6. Gabadh aad Jeclaatay baad Facebook ka Arkaysaa, Umana Sheegan kartid Jacaylkaaga, Laakiin Markay Sawir Qurxoon  soo Dh...

💔 𝗠𝘆 𝗕𝗲𝗹𝗼𝘃𝗲𝗱 𝗙𝗮𝘁𝗵𝗲𝗿 💔

Image
Heartbroken to share the news of my father's passing. He was an incredible man who brought so much love and joy into our lives. His presence will be deeply missed, but his memory will forever live on in our heart's. While the pain of losing my father is indescribable, I am comforted by the memories we created together. I will hold onto those cherished moments and strive to honor his legacy by living a life filled with love, compassion, and integrity, just as he did. To all those who have offered their condolences, shared stories, and provided comfort, thank you from the bottom of my heart. Your support has reminded me of the power of community and the strength we find in one another during times of grief.

xikmadii ninki safarka ahaaa

Image
Nin dhalinyaro Muslim ah oo aad ugu ad adag Diintiisa ayaa hada ka hor soo raacey Dayuurad dabeedna markii mudo hawada lagu jirey ayaa ninkii waxaa u timid gabar ka mid ah shaqaalaha dayuurada oo Sida Qamri, laakiin ninka oo ahaa qof Alle siiyey iimaan ayaa Yiri: “Maya Uma Baahni Mahadsanid”. Xoogaa ka dib misana waxaa u yimid isla Gabadhii oo wada dhaladii Qamriga, laakiin waxey kala kulantey isla jawaabtii hore ee aheyd: Mahadsanid uma baahni!! Mudo kadib gabadhii oo la yaaban ninkan, diidan qamrigaan qaaliga ah, ayaa ku tiri ninkii shaqaalaha dayuurada u sareeyey: “ninkaa wuu iga diidey sharaabkan, ee waa intaas uu kaa yeelaaye u gee adiga?” Ninkii baa soo qaadey dhaladii qamriga ahaa, markuu u keeney ninkii muslimka ahaa ayuu ku yiri: “Mahadsanid uma baahni” markaa buu yiri: “ninyahow maxaad ku diideysaa! miyaadan ka helin adeega dayuurada?” Ninkii dhalinyarada oo caaqil ahaa baa yiri: “Orodoo sii qamriga pilot-ka ama duuliyaha dayuurada” Markaas buu yiri: “Ma waalantahey!! sidee...

𝗠𝘆 𝗟𝗶𝘁𝘁𝗹𝗲 𝗣𝗿𝗶𝗻𝗰𝗲𝘀𝘀 👸 💕

Image
Umul kheyr  4 June 2019 ( first eid celebration) Having a little princess often means embracing her innocence, nurturing her dreams, and celebrating her unique qualities. As she grows, you can encourage her to explore her interests, develop her talents, and empower her to reach her full potential. Remember to cherish the moments you spend with her, create lasting memories, and support her in becoming a strong and confident individual. Celebrate her achievements, encourage her curiosity, and provide guidance as she navigates the world around her. As a parent or guardian, you play a vital role in shaping her values, teaching her important life lessons, and showing her unconditional love. Be a positive role model, instill good morals, and foster an environment where she feels safe, loved, and supported. Enjoy this special time with your little princess and create a bond that will last a lifetime.