๐๐น๐น๐ผ๐ ๐ถ๐ด๐ ๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐ฎ๐พ ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ป๐ถ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ถ ๐จ๐ช๐๐ฌ๐ฆ ๐๐ ๐ค๐๐ฅ๐ก๐
Suleiman, Siham iyo Hooyo
UWEYS AL QARNI
Uweys Al Qarni waxu aha nin taabici ah oo ku noolaa wadanka Yaman, Waxa u ahaa nin hooyadii baari u ah, waxa uuna sama-falka hooyadiis ku helay inuu noqdo qof ducada laga aqbalo. Sama-falka hooyadiis ayana ka joojisay inuu Rasuulka (scw) u yimaado. Uweys waxa ku dhacay xanuunka baraska, kadibna Allah ayu baryay ''Allow xanuunka iga kor qaad" Allah na waa uu ka aqbalay ducadas. in yar oo dirham la saari karo aya ku soo hartay.
Rasuulka (scw) Cumar Binu Khadaab ayuu kula sii dardaarmay inuu ka duceysto Uweys. haddii uu la kulmana ka dalbado inuu Allah u weydiiyo "Dambi dhaaf" Uweys darajadas waxu ku gaaray baarinimada hooyadiis.
Uweys waxu aha nin saalix aan dadka laga dhex aqoon. Cumar Binu Khadaab Allah aya u qadaray. Uweys way wada kulmeen, Allana dambi dhaaf u weydiiyay. Uweys marki la ogaaday magaaladi Kuufa oo uu dagana ayuu dhinac oga baxay dib dambana looma arag.
Dulucda Qisada -- Qofkii raba liibaan adduunyo iyo mid aakhiro, ducadiisa oo kacda, ha u samo-fallo waalidkiisa.
Allow naga dig kuwi waalidkooda u Sama-fala. Amin๐คฒ๐คฒ๐คฒ
Comments
Post a Comment