1. Waxaan La hadlayaa Dumarka Iyagoo Laqabo Sawirada Qurxoon Soo Dhigaya Facebook, My sister Waligaa ma Aragtay Alaab La iibsaday oo Laxayay siinaayo? 2. Haddii Dawladu Make-up ka ay Mamnuuci Lahayd, Carruur badan Ma aysan Aqoonsadeen Hooyadood. 3. Haddii aad rabtid in aad Ogaatid Dhibaatada ay Leedahay Halka Xaas, Moobeelkaaga Dhamaan Heesaha ku jira Iska Tir-tir (dalete), Marka laga reebo hal Hees, Heestaas Mar Walba Dhageyso, Ma u Heli Lahayd Wax Xiiso ah Dhegaysiga Heestaas? 4. Guurku Waa wax Ragga u Macaan, Guriga ayaad soo Gashay, Cuntadii baad Sugtay, Waa Laguu keenay, Waad Cuntay, Kadib Qoftii Cuntada Kuu Keentay ayaad Cunaysaa. 5. Africa Haddaad Aragto Nin iyo Xaaskiisa oo Guriga Banaankiisa Fiidkii Ku Laydhsanaaya ha Moodin Romantic waa Laba Mid uun 1. Korantada Ayaa Ka Maqan Guiga. 2. Alaabta Guriga Ayay iskaga Buufiyeen Sun. 6. Gabadh aad Jeclaatay baad Facebook ka Arkaysaa, Umana Sheegan kartid Jacaylkaaga, Laakiin Markay Sawir Qurxoon soo Dh...
Comments
Post a Comment