Robert Mugabe iyo Hadaladiisii


1. Waxaan La hadlayaa Dumarka Iyagoo Laqabo Sawirada Qurxoon Soo Dhigaya Facebook, My sister  Waligaa ma Aragtay Alaab La iibsaday oo Laxayay siinaayo?

2. Haddii Dawladu Make-up ka ay  Mamnuuci Lahayd, Carruur badan Ma aysan Aqoonsadeen Hooyadood.

3. Haddii aad rabtid in aad Ogaatid Dhibaatada ay Leedahay Halka Xaas, Moobeelkaaga Dhamaan Heesaha ku jira Iska Tir-tir (dalete), Marka laga reebo hal Hees, Heestaas Mar Walba Dhageyso, Ma u Heli Lahayd Wax Xiiso ah Dhegaysiga Heestaas?

4. Guurku Waa wax Ragga u Macaan, Guriga ayaad soo Gashay, Cuntadii baad Sugtay, Waa Laguu keenay, Waad Cuntay, Kadib Qoftii Cuntada Kuu Keentay ayaad Cunaysaa.

5. Africa Haddaad Aragto Nin iyo Xaaskiisa oo Guriga Banaankiisa Fiidkii Ku Laydhsanaaya ha Moodin Romantic waa Laba Mid uun
1. Korantada Ayaa Ka Maqan Guiga. 2. Alaabta Guriga Ayay iskaga Buufiyeen Sun.

6. Gabadh aad Jeclaatay baad Facebook ka Arkaysaa, Umana Sheegan kartid Jacaylkaaga, Laakiin Markay Sawir Qurxoon  soo Dhigto baad u Qoraysaa oo Aad O dhanaysaa Wow  My bro Ambulance Miyaad tahay?

7. Hablaha ka Waa-Wayn 25 Sano Jirka valentine's day Uma Dabaal-dagi karaan, ha u Dabaal-Degaan Women's day.

8. Ha Guursan Haweeney (naag) Carmal oo ilme Wadata, Waayo Lama Arag Ciyaar hal Gool iyo Eber ku Bilaabmanta.

9. Haddii uu Daanyeerku Lacag Haysan Lahaa, Dumarka oo dhami Duurka Kayntaayay ku Noolaan Lahaayeen.

10. Haddii ay Gabadh Dalkale Kugu Tidhaahdo idhunko , Sifiican u Dhunko, Maxaa Yeelay Waxaad Metelaysaa Dalkaagi oodhan.

11. Kawaran Haddaad Aroos kasta ka Qayb gasho, Welina Aad Tahay Single, Waxba kama Duwanid Hoolka Aroosku ka Dhacaayo Ama Taandhada lasoo kiraysto

12.Gabdhaha Dhashay 1990 Kii, Welina Aan La Guursan, Waxaan Xasuusineynaa 2020  iney 30 jir Noqonayaan, Markaa iska  Sii Wata Su'aalihiina Nacasnimada Ah, Sida:-  Halkee Kasoo Heshay Numbarkayga? Yaa Kusiiyey Numberkayga?

13. Haddii Dhakhtar iyo Kalkaaliso Is-guursdaan, Miyaanay Bukaan Iska Dhalayn?

14. Haddaad Guursato Gabadh Dhowr iyo Soddon jir ah, Waxaad ka Dhigan Tahay Adigoo Joornaalkii Aroortii Saaka Soobaxay Fiidkii iibsannaya.

15. Africa Digniinta Keliyee Laga Cabsadaa waa battery low.

16. Hadday kaa hor Timaado Gabadh Uurleh haku Qoslin  ee aAdigu Istijaabi Marka hore inaad Dhalayso.

17. My Sister  In aad Nin Hanti Leh Shukaansato Kama Dhigna In Aad Hantiile Tahay, Xidhiidhkiina oo Dhamaada Ayaa Xaladaada ka Dhigi karta Siddii Taleefan restart Loodirey.

Comments

Popular posts from this blog

𝗧𝗵𝗮𝗻𝗸 𝘆𝗼𝘂 𝗹𝗲𝘁𝘁𝗲𝗿 ✉️ 𝘁𝗼 𝗺𝘆 𝘀𝗶𝘀𝘁𝗲𝗿

DUCO QIIMO BADAN

𝐘𝐨𝐮𝐫 𝐛𝐫𝐢𝐠𝐡𝐭 𝐬𝐦𝐢𝐥𝐞 𝐥𝐢𝐠𝐡𝐭𝐬 𝐮𝐩 𝐦𝐲 𝐰𝐨𝐫𝐥𝐝