𝗜𝘀 𝘅𝗶𝘀𝗮𝗮𝗯𝗶 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗻 𝗔𝗟𝗟𝗔𝗛 𝗦𝗪𝗧 𝗸𝘂 𝘅𝗶𝘀𝗮𝗮𝗯𝗶𝗻. 𝗤𝗶𝘀𝗼....
Kadibna ninkii dhalainyarada ahaa waxa uu ugu jawaabay :
”Waxa ay ila’ tahay waxa uu isku dayi lahaa inuu soo qaleeyo salaadihii uu katagi jiray, Waxa uu isku dayi lahaa in uu dib u barto quraanki labaray ee uu dayacay, Waxa uu isku dayi lahaa inuu soo qaleey wixii soon ahaa ee lagu lahaa oo cudurdaar la’aanta uga tagay, Waxa uu isku dayi lahaa inuu hagaajiyo xidhiidhka ka dhaxeeya isaga iyo rabbigii ”
Intaa kadib Ninkii shiikha ahaa waxa uu ku yidhi wiilki dhalinyarada ahaa :
Hadii ay maanta noqoto maalinta ugu dambaysay ee aad katagi lahayd gurigaaga kumeel gaadhka ah ( Adduunyo ) oo aad u guuri lahayd gurigaaga dhabta ah ( Qabri) Maxaad u sii diyaarsatay ???
Waxaan isleeyahay waa su’aal wax ka baddeli karta qofka iyo sida uu noolasha u arko !!
Ugu dambayntii waxaan Allah (سُبْحَانَهُ وَ تَعَالَى ) kamagan galaynaa in aysan geeridu noogu iman si’ lama filaan ah iyadoo aysan hagaagsanayn xidhiidhka annaga iyo Allah (s.w.t) inaga dhaxeeya Aamin Ya Allah
Comments
Post a Comment