Maxaad Ka Taqaanaa Noloshii Rasuulkeena Muxammad CSW “Ka Faaideyso”..
Walaalayaal waxaa haboon Mar kasta inaan wax ka ogaano, noloshii
Rasuulkeena Muxammad CSW, maadaama aynu nahay Ummad Islaam ah, sidaasi
darteeda waxaan jeclahay inaan wax ka ogaano Rasuulkeena Muxammad CSW
Eheladiisa, waxaana jeclahay inaan ugu horeysiino, Adeerada iyo
Eeddooyinka Rasuulka CSW.
Haddaba, Rasuulka CSW, Awoowgiisa Cabdul Mudalib wuxuu dhalay 16 caruur, oo kala ah Toban wiil iyo Lix gabdhood, waxeeyna kaha ahaayeen :-
1- CABDULLAAHI oo Nabiga Aabihiisa ahaa.
2- ABUU TAALIB oo magaciisu ahaa CABDULMANAAF.
3- ZEBAYR oo ay dhashay FAATMA BINT CAMRU AL-MAQZUUMIYAH.
4- CABBAAS oo ahaa Awoowaha Khulufada CABAASIYIINTA.
5- DARAAR oo ay Cabaas isku hooyo ahaayeen, Hooyadoodna waxaa la oran jiray NATIILAH AL-CAMRIYAH.
6- XAMZAH oo ahaa Geesigii Muslimiinta.
7- AL-MUQAWAM waxeey isku hooyo ahaayeen XAMZAH, Hooyadoodna waxaa la oran jiray HAALAN BINT WAHAB.
8- ABUU LAHAB – oo magaciisu ahaa CABDULCUZAA.
9- XAARITH – Hooyadiisa waa SAFIYAH.
10- AL-GHAYDAAQ hooyadiisa waa MAMNACAH, (Ghaydaaq) waa Naanees Magaciisa waa XAJAL .
GABDHAHANA WAXEEY KALA AHAAYEEN :-
1- SAFIYAH
2- UMU XAKIIM AL-BEYDAA.
3- CAATIKAH
4- UMMAYMAH
5- URWAA
6- BARRAH
Haddaba, Nabiga Adeeradiisa waxaa Islaam ahaa, XAMZA iyo CABAAS, Eeddooyinkiisana waxaa ka islaantay oo keliyah SAFIYAH.
SAFIYAH waxeey aheyd ZUBAYR BIN AL-CAWAAM hooyadiis, SAFIYA wuxuu ilaaheey siiyey Cimri dheer, waxeeyna dhimatay Sannadkii 20aad ee Hijrada. Wiilkeeda ZUBAYR wuxuu ka mid ahaa Tobankii qof oo iyagoo nool uu Nabigu CSW oogu bishaareeyey Jannada.
ZUBAYR wuxuu guursaday ASMA BINT ABUUBAKAR SADIIQ, caruur ayeyna u dhashay, wuxuuna ka mid ahaa ZUBAYR, asxaabta Rasuulka ee ka qeybgalay Hijradii asxaabta ee u qaxday ARDI XABASHI, Sannadkii Shanaad ee Nabinimada, oo ay aheyd Sannadka markuu ahaa 615kii, Haddaba sidoo kale Hijradaas waxaa kaloo ka mid ahaa Asxaabta ka qeyb gashay RUQIYA oo ahey Rasuulka CSW, gabartiisa iyo Ninkeeda CUTHMAN BIN CAFAAN Kii Labada Nuur u saaxiibka ahaa ahaa. (Dil Nuureyn), Khaliifkii 3aad.
Haddaba, Rasuulka CSW, Awoowgiisa Cabdul Mudalib wuxuu dhalay 16 caruur, oo kala ah Toban wiil iyo Lix gabdhood, waxeeyna kaha ahaayeen :-
1- CABDULLAAHI oo Nabiga Aabihiisa ahaa.
2- ABUU TAALIB oo magaciisu ahaa CABDULMANAAF.
4- CABBAAS oo ahaa Awoowaha Khulufada CABAASIYIINTA.
6- XAMZAH oo ahaa Geesigii Muslimiinta.
7- AL-MUQAWAM waxeey isku hooyo ahaayeen XAMZAH, Hooyadoodna waxaa la oran jiray HAALAN BINT WAHAB.
8- ABUU LAHAB – oo magaciisu ahaa CABDULCUZAA.
9- XAARITH – Hooyadiisa waa SAFIYAH.
10- AL-GHAYDAAQ hooyadiisa waa MAMNACAH, (Ghaydaaq) waa Naanees Magaciisa waa XAJAL .
GABDHAHANA WAXEEY KALA AHAAYEEN :-
1- SAFIYAH
2- UMU XAKIIM AL-BEYDAA.
3- CAATIKAH
4- UMMAYMAH
5- URWAA
6- BARRAH
Haddaba, Nabiga Adeeradiisa waxaa Islaam ahaa, XAMZA iyo CABAAS, Eeddooyinkiisana waxaa ka islaantay oo keliyah SAFIYAH.
SAFIYAH waxeey aheyd ZUBAYR BIN AL-CAWAAM hooyadiis, SAFIYA wuxuu ilaaheey siiyey Cimri dheer, waxeeyna dhimatay Sannadkii 20aad ee Hijrada. Wiilkeeda ZUBAYR wuxuu ka mid ahaa Tobankii qof oo iyagoo nool uu Nabigu CSW oogu bishaareeyey Jannada.
ZUBAYR wuxuu guursaday ASMA BINT ABUUBAKAR SADIIQ, caruur ayeyna u dhashay, wuxuuna ka mid ahaa ZUBAYR, asxaabta Rasuulka ee ka qeybgalay Hijradii asxaabta ee u qaxday ARDI XABASHI, Sannadkii Shanaad ee Nabinimada, oo ay aheyd Sannadka markuu ahaa 615kii, Haddaba sidoo kale Hijradaas waxaa kaloo ka mid ahaa Asxaabta ka qeyb gashay RUQIYA oo ahey Rasuulka CSW, gabartiisa iyo Ninkeeda CUTHMAN BIN CAFAAN Kii Labada Nuur u saaxiibka ahaa ahaa. (Dil Nuureyn), Khaliifkii 3aad.
Comments
Post a Comment