Posts

Toddobadaan Sheey Ruuxii Sameeyaa Malaa’igtaa Usoo Duceyso

1) Sugidda Salaada lagu Sugo Salaada kale Rasuula CSW, wuxuu yiri:- Qofkiin Intu Fadhiyo Halku Salaada ku Dukaday uusana Adduun ka Shekeen (Ama Aysan Weysada ka Jabin) Waxa u Duceyso Malaa’ikta, waxeyna Dhahan:- Alloow u Dembi Dhaaf oo u Naxariiso Adoonkaaga. 2) Qofka Salaada ku Tukado Safka Hore iyo Safka Labaad. Nabiga CSW, wuxuu yiri:- Allaah SW iyo Malaa’iktiisa Waxey u Duceyeen Qofka ku Tukaday Safka Hore, Asxaabta waxay yiraahdeen:- Rasuul Alloow Safka Labaadna? Nabiga CSW, wuxuu yiri: Haa Waa ka mid yahay Safka Labaad. 3) Qofka Salaada Subax ku Tukado Jameecada. Nabiga CSW, Salallaahu Caleyhi Wasalam Wuxuu yiri:- Ruuxii Salaada Subax Tukado, oo Fariisto Halku ku tukaday Salaada, waxaa u Duceyso Malaa’ikta, waxeyna Dhahaan:- Alloow Adoonkaaga u Dembi Dhaaf oo u Naxariiso. 4) Qofka Salaadiisa Aamiinta Ku Daro Markasta. Nabiga CSW, wuxuu yiri:- Ruux Ma Jiro Dhaho Aaamiin Xiliga Salaada ilaa Haddu Jiro, Aamiintiisa Haddu Alle Waafajiyo Xilliga ay Malaa’ikta Aam...

Nidaamka 4.5 iyo billowgii cunsuriyadda Soomaaliya

Waa maxay cunsuriyad? erayga cunsuriyad waxaa lagu qeexaa in uu yahay “marka dadka qaar ay aaminaan fikrado ka soo horjeeda dadka kale oo ku dhisan dhaqan ama diin. Waxay aaminaan in ay ka wanaagsanyihiin ama ka fiicanyihiin kuwa kale” taasoo keenta in markaas ay dhalato cunsuriyad xaga ficilka ah sida in loo diido adeegyada iyo in lala qeybsado nolosha.   Dhaqanka soomaalida wali kama dhaman cunsuriyada. Waxa jiraay dad la cunsuriyeeyo malin walbo oo lagu yeero erayo xun sida “Laangab” iwm. Cunsuriyadaas xitaa waxay gaadhay in laga dhigo sharci oo lagu daro dastuurka wadanka iyadoo loogu yeeray 4.5 system taasoo dadka qaar laga dhigay in ay nusyihiin. Waa dadka isku dhiiga ah, isku dalka ah, isku luuqada ah, iskuna diin aah.   Dhibaato walbo oo bulsho qabsato waxaa lagu xaliyaa in marka hore asaaskeda la ogaado. mar hadiibo dasturki umada soomaaliyeed uu ba qeexayo in dadka qaar aay nuus yihin oo aysan ku xaquuq aheyn umada laga tiraada badan yahay...

Qiso Cajiib ah oo dhex martay Cumar Binu Khadaab iyo Qoys iska dhibanaa

Habeen habeenada ka mid ah ayaa waxaa dhacday inuu Amiirkii Muslimiita ee wakhtigaas, Cumar Ibn Khattab (ilaahay ha ka raali noqdee) oo dhex qaadayay xaafadaha Madinal Munawarrah si uu ogaado dareenka iyo dhibtaada dadkiisa. Kadib wuxuu maqlayQiso Cajiib ah oo dhex martay Cumar Binu Khadaab iyo Qoys iska dhibanaa oohin, markaas ayuu ku leexday gurigii ay kasoo baxaysay oohinta. Markaas ayuu arkay haweenay iyo caruurteeda oo oynaya, iyo digsi dabka saran. Kadib ayuu haweenaydii waydiiyay waxa keenay oohinta caruurta. Gaajo inay hayso ayay u sheegtay Amiirka. Hadaba digsiga maxaa saaran ayuu waydiiyay. Biyo caruurta lagu sasabo ayaa saaran ayay ugu jawaabtay. Maysan garan inuu ninka la hadlayo yahay Cumar. Kadib ayay bilowday inay eed dusha uga tuurto Cumar ayada oo ku eedaysay inuu iska indhatiray dhibka haysta iyada iyo caruurteeda. Cumar oonan wali isu sheegin ayaa markaa waydiiyay waxa uu u qaban karo asaga oo markaas ilin badan ka qubanayso. Haweenaydii ayaa u sheegtay inay waajib ...

LIFE UNDER THE MATHENGE TREE

Image
Perhaps it is not surprise for a refugee to utter words like Protection, Distribution, Care everyday. Why people discuss resettlement issues is a question of utmost importance. Ask yourself this “If you were given an opportunity to live in a developed country, what will be your reaction?” Sorry!   but only a person who has been a refugee for more than twenty years, someone who has lost everything in his home country,   someone who doesn’t have freedom of movement or someone who is in a cage   can feel it. Hey think of it, Dadaab is the largest refugee camp in the world currently but who knows what the residents’ situation is….. Life is beautiful in the refugees if you look at from the angle of peace, free education, food and water supply, not to mention resettlement to a third country. After all UNHCR is there to provide everything to the refugees but always there is that untold story. Remember when your Facebook profile says “Current city : Nairobi”. The ...

Malik Bin Dinar and the Thief

Image
A burglar scaled the wall of Maalik Bin Dinar's house one night and easily managed to get inside. Once inside the house, the thief was disappointed to see nothing worth stealing. Maalik was busy performing prayer. Realizing he was not alone, he quickly ended his prayer and turned around to face the thief. Without showing any signs of shock or scare, Maalik calmly extended greetings of peace and said, "My brother, may Allah forgive you. You entered my home and found nothing worth taking, yet I do not want you to leave without taking away some benefit." He went in another room and came back with a jug full of water. He looked into the eyes of the burglar and said, "Make ablution and perform two units of prayer, for if you do so, you will leave my home with a greater treasure than you had initially sought." Humbled by Maalik's manners and words, the thief said, "Yes, that is a generous offer indeed." After making ablution and performing...

Wisdom of Iyas Ibn Muawiyah

A man came to Iyas Ibn Mu'awiyah, a Muslim judge famous for his wisdom, and the following conversation took place between them: Man: What is the Islamic ruling regarding wine? Judge: It is Haram (Forbidden). Man: How about water? Judge: It is Halal (Permissible). Man: How about dates and grapes? Judge: They are Halal. Man: Why is it that all these ingredients are Halal, and yet when you combine them, they become Haram? The judge looked at the man and said: If I hit you with this handful of dirt, do you think it would hurt you? Man: It would not. Judge: How about if I hit you with this handful of straw? Man: It would not hurt me. Judge: How about a handful of water? Man: It surely would not hurt me. Judge: How about if I mix them, and let them dry to become a brick, and then hit you with it, would it hurt you? Man: It would hurt me and might even kill me! Judge: The same reasoning applies to what you asked me!! Iyas Ibn Muawiyah Al-Muzani was a tabi'i Qadi (judge) in the 2nd ce...