Toddobadaan Sheey Ruuxii Sameeyaa Malaa’igtaa Usoo Duceyso
1) Sugidda Salaada lagu Sugo Salaada kale
Rasuula CSW, wuxuu yiri:- Qofkiin Intu Fadhiyo Halku
Salaada ku Dukaday uusana Adduun ka Shekeen (Ama
Aysan Weysada ka Jabin) Waxa u Duceyso Malaa’ikta,
waxeyna Dhahan:- Alloow u Dembi Dhaaf oo u
Naxariiso Adoonkaaga.
2) Qofka Salaada ku Tukado Safka Hore iyo Safka
Labaad.
Nabiga CSW, wuxuu yiri:- Allaah SW iyo Malaa’iktiisa
Waxey u Duceyeen Qofka ku Tukaday Safka Hore,
Asxaabta waxay yiraahdeen:- Rasuul Alloow Safka
Labaadna? Nabiga CSW, wuxuu yiri: Haa Waa ka mid
yahay Safka Labaad.
3) Qofka Salaada Subax ku Tukado Jameecada.
Nabiga CSW, Salallaahu Caleyhi Wasalam Wuxuu yiri:-
Ruuxii Salaada Subax Tukado, oo Fariisto Halku ku
tukaday Salaada, waxaa u Duceyso Malaa’ikta,
waxeyna Dhahaan:- Alloow Adoonkaaga u Dembi
Dhaaf oo u Naxariiso.
4) Qofka Salaadiisa Aamiinta Ku Daro Markasta.
Nabiga CSW, wuxuu yiri:- Ruux Ma Jiro Dhaho
Aaamiin Xiliga Salaada ilaa Haddu Jiro, Aamiintiisa
Haddu Alle Waafajiyo Xilliga ay Malaa’ikta Aamiin
Dhaheyso waxaa loo Dhaafaa Dembigiisa Hore iyo kiisa
Dambe.
5) Ducada Qofka Walaalkiis Muslimka ah u Duceeyo
Isagoo ka Maqan.
Rasuulka CSW, wuxuu yiri:- Qofkii u Duceeyo
Walaalkiis Muslimka ah Isagoo ka Maqan, waxaa
Madaxiisa Istaago Malag loo soo Wakiishay ilaa uu
Ducada ka Dhameeyo, wuxuu leeyahay Malaga
Aamiiin, Adigana waxaad leedahay Inta ugu Duceysay
oo Kale.
6) Qofka Allaah Dartiis u Bixiyo Xoolahiisa.
Nabiga CSW, wuxuu yiri:- Ma jiro Qof Bixibo Xoolo
ilaa Haddu jiro, waxaa soo Dego Labo Malag, kan
Koowaad wuxuu Dhahaa: ilaahoow Sii wuxuu Bixiyat
oo kale, midka Labaadna wuxuu Dhahaa: ilaahoow
wuxuu Heysto u Barakeey.
7) Qofka Dadka Baro Kheerka iyo Wanaaga.
Rasuulka CSW, wuxu yiri:- Allaah SW, iyo Malaa’iktiisa
iyo Reeraha Samawadka iyo Reeraha Dhulka iyo
Khuraanshada Godkeeda ku jirto ilaa Kalluunka Badda
ku jiro, waxay u Duceeyaan Qofka Dadka Kheerka
Baro.

Comments
Post a Comment