Posts

Showing posts from March, 2023

𝗔𝗹𝗹𝗼𝘄 𝗶𝗴𝘂 𝗮𝗿𝘇𝗮𝗮𝗾 𝗯𝗮𝗮𝗿𝗶𝗻𝗶𝗺𝗮𝗱𝗶 𝗨𝗪𝗘𝗬𝗦 𝗔𝗟 𝗤𝗔𝗥𝗡𝗜

Image
Suleiman, Siham iyo Hooyo UWEYS AL QARNI Uweys Al Qarni waxu aha nin taabici ah oo ku noolaa wadanka Yaman, Waxa u ahaa nin hooyadii baari u ah, waxa uuna sama-falka hooyadiis ku helay inuu noqdo qof ducada laga aqbalo. Sama-falka hooyadiis ayana ka joojisay inuu Rasuulka (scw) u yimaado. Uweys waxa ku dhacay xanuunka baraska, kadibna Allah ayu baryay ''Allow xanuunka iga kor qaad"  Allah na waa uu ka aqbalay ducadas. in yar oo dirham la saari karo aya ku soo hartay. Rasuulka (scw) Cumar Binu Khadaab ayuu kula sii dardaarmay inuu ka duceysto Uweys. haddii uu la kulmana ka dalbado inuu Allah u weydiiyo "Dambi dhaaf" Uweys darajadas waxu ku gaaray baarinimada hooyadiis.  Uweys waxu aha nin saalix aan dadka laga dhex aqoon. Cumar Binu Khadaab Allah aya u qadaray. Uweys way wada kulmeen, Allana dambi dhaaf u weydiiyay. Uweys marki la ogaaday magaaladi Kuufa oo uu dagana ayuu dhinac oga baxay dib dambana looma arag. Dulucda Qisada -- Qofkii raba liibaan ad...