Posts

Showing posts from November, 2019

AHMIYADDA CIBAADADA SALAADDA

Image
Salaadda  waxay ka mid tahay guud ahaan marka laga hadlayo cibaadada kuwa ugu muhiimsan, waana marka laga eegayo aragtida islaamka. Waxaa salaadda lagu soo waajib yeelay samada ama cirka, waxayna ahayd habeenkii Nebi Muaxammad (scw) la dheelminayay, iyadoo lambarka koowaad ka gashay cibaadadii kale ee tiirarka islaamka. Sababta loogu beegay waajibinta salaadda cirka ama samada ayaa ka tusinaysa ahmiyad goonni ah oo ay wadato salaadda.  Madaxda xukuumadaha maanta dunida kajira, markay soo korodho xaalad degdeg ah oo aad u muhiim ah, waxay durbadiiba u yeertaan danjirayaashooda/safiiradooda. Tani waa tan uu bini aadamku si fudud u fahmikaro, ee aan eegno dheelmidii nebi Muxamad. Nebi Muxammad (scw)maadaama uu yahay safiirkii ummadda islaamka, ayuu Eebbe (sw) ugu yeeray arrin degdeg ah, aadna muhiim u ah, kadib markii loo dheelmay xagga samada, si uu si toos ahaaneed ula soo hadlo Rabbigii sarreeyay, ayna uga wada hadlaan arrinta ku saabsan waajibinta salaadda ee ummadda islaamka...

Robert Mugabe iyo Hadaladiisii

Image
1. Waxaan La hadlayaa Dumarka Iyagoo Laqabo Sawirada Qurxoon Soo Dhigaya Facebook, My sister  Waligaa ma Aragtay Alaab La iibsaday oo Laxayay siinaayo? 2. Haddii Dawladu Make-up ka ay  Mamnuuci Lahayd, Carruur badan Ma aysan Aqoonsadeen Hooyadood. 3. Haddii aad rabtid in aad Ogaatid Dhibaatada ay Leedahay Halka Xaas, Moobeelkaaga Dhamaan Heesaha ku jira Iska Tir-tir (dalete), Marka laga reebo hal Hees, Heestaas Mar Walba Dhageyso, Ma u Heli Lahayd Wax Xiiso ah Dhegaysiga Heestaas? 4. Guurku Waa wax Ragga u Macaan, Guriga ayaad soo Gashay, Cuntadii baad Sugtay, Waa Laguu keenay, Waad Cuntay, Kadib Qoftii Cuntada Kuu Keentay ayaad Cunaysaa. 5. Africa Haddaad Aragto Nin iyo Xaaskiisa oo Guriga Banaankiisa Fiidkii Ku Laydhsanaaya ha Moodin Romantic waa Laba Mid uun 1. Korantada Ayaa Ka Maqan Guiga. 2. Alaabta Guriga Ayay iskaga Buufiyeen Sun. 6. Gabadh aad Jeclaatay baad Facebook ka Arkaysaa, Umana Sheegan kartid Jacaylkaaga, Laakiin Markay Sawir Qurxoon  soo Dh...